Booliis Sabab u noqday geerida haweeney 95-sanno jir aheyd iyo qeylo dhaan ka dhalatay

7Askar katirsan ciidamada booliiska dalka Australia ayaa sabab u noqday geerida haweeney 95 sanno jir aheyd oo ku sugneed xarun lagu xanaaneeyo dadka waayeelada ah oo kutaalla magaalada Cooma. Booliiska ayaa si deg deg ah u gaaray xaruntii ay ku sugneed haweeneydan waayeesha ah , kaddib markii booliiska la gaarsiiyay qeylo dhaan la xariirtay in … Continue reading Booliis Sabab u noqday geerida haweeney 95-sanno jir aheyd iyo qeylo dhaan ka dhalatay